Wasiirka gaashaan dhigga xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Xildhibaan Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe) ayaa magacaabay ku-simaha agaasimaha guud ee wasaaradda gaashaan dhigga Soomaaliya.
Wasiir Amar-dambe ayaa waxa uu Jihaan Cabdullaahi Xasan u magacaabay ku-simaha agaasimaha guud ee wasaaradda gaashaan dhigga Soomaaliya, kadib markii shaqada laga joojiyey agaasimihii hore.
AKHRISO
![](https://i0.wp.com/puntlandpost.net/wp-content/uploads/2019/09/mAGACAABIS.jpg?resize=654%2C332&ssl=1)
PUNTLANDPOST
You must be logged in to post a comment.