Ra’iisul wasaare Khayre oo shuruud ku xiray mushaar siinta ciidanka Ahlusuna.

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa tababar u soo xiray ciidamo horay uga tirsanaa kuwa Ahlusuna oo hadda ku biiray ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.

Xasan Cali Khayre ayaa sheegay in ciidanka looga baahan yahay waajibaadkooda dastuuriga ah ayna bixin doonaan wixii ay xuquuq leeyihiin xilligaan kadib.

Khayre, wuxuu ka digey isku dhex yaaca cidiimada isagoona sheegay inaysan aqbali doonin mushaaarna siin doonin ciidamo kawada tirsan DFS iyo Ahlusuna Wal-jameeca.

DAAWO

PUNTLANDPOST