Isku aadka Group-yada ee koobka kooxaha Yurub oo la soo saaray.

Xidhiidhka kubbada cagta Yurub ee UEFA ayaa si rasmi ah u sameeyay isku aadka heerka guruubyada tartanka kubbada cagta ugu xiisaha badan ee UEFA Champions League waxayna haddaba 32 ka kooxood ee tartankan u soo baxay ogyihiin halka y loolanka xili ciyaareedkan ka bilaaban doonaan.

PUNTLANDPOST