TOOS-Doorashada madaxweynaha Jubbaland ee Kismaayo ka socota.

Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaark ah ee Jubbaland waxaa ka socota doorashada madaxweynaha oo ay ku loola mayaan madaxweynaha xilligaan waqtigiisu dhammaaday iyo ilaa 4 musharax oo kale.

TOOS

PUNTLANDPOST