Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa laga bilaabo caawa xiray xuduudaha magaalada Kismaayo laga soo galo, sida garoonka diyaaradaha, Dekeda iyo Kantaroolada kala duwan iyadoo mudada doorashada madaxweynaha ay socoto ciidamada Booliska Jubbaland iyo Booliska AMISOM kaliyah ay dhaqdhaqaaq ka samayn karan gudaha Kismaayo.
Go’aankan waxaa soo saaray Guddiga amniga Jubbaland oo kulan ku yeeshay Kismaayo.

PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.