Maxaa sababay in wasiir Islow shaaqada ka joojiyey agaasimihii guud ee wasaaradda amniga.

Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale ayaa lagu sheegay in shaqadii laga joojiyay agaasimaha Guud ee Wasaaradda Yuusuf Cali Maxamed, isla markaana si KMG ah xilkaas loogu dhiibay Axmed Cabdi Kooshin.

Qoraalkaan uu soo saaray wasiirka wasaaradda amniga xukuumadda Soomaaliy ayaa waxaa lagu sheegay in wasiirku tixgeliyey waajibaadka iyo shaqada agaasimaha guud ee wasaaradda isagoona magacaabay agaasime kumeel gaar ah.

AKHRISO

PUNTLANDPOST