Booliiska Somaliland oo qabtay nin 50-sano jir ah oo 50-sano jir kale xalay ku dilay Hargeysa

Ciidanka Booliiska Somaliland ayaa saaka faahfaahin ka bixiyay dil xalay ka dhacay Xaafadda Qoob-dameeraad ee magaalada Hargeysa iyo nin loo soo qabtay dilkaasi.

Booliiska ayaa sheegay in ay soo qabteen nin lagu magacaabo Mustafe Sheikh Maxamed Faarax (Khaarajiye) oo da’diisa ay ku sheegeen 50 sano jir kaasi oo fiidnimadii xalay magaalada Hargeysa ku dilay nin kale oo lagu magacaabi jiray Yuusuf Cali Weyd (Caddaani) isna da’diisu ahayd 50 sano jir.

Hoos ka daawo shirka jaraa’id ee Booliiska

PUNTLAND POST