
Xafiiska Imtixaannaadka Shahaadiga ah ee Somaliland ayaa Khamiista maanta shaaciyay natiijada imtixaanaadka Fasallada 8-aad ee dugsiyada dhexe iyo Fasallada 4-aad ee Dugsiga sare.
Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaannaadka Shahaadiga ah ee Somaliland Daa’uud Axmed Faarax oo ay weheliyaan wasiirka Waxbarashada Somaliland agaasimaha guud ee Wasaaraddaasi iyo Mas’uuliyiin kale ayaa si faahfaahsan u soo bandhigay natiijada imtixaanka Shahaadiga ah ee Somaliland.
Halkaan hoose ka daawo natiijada imtixaanka oo faahfaahsan iyo macluumaad kale oo dheeriya
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.