Barlamaanka Puntland oo magacaabay 4 kamid ah guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa magacaabay afar (4) xubnood oo ka mid noqonaya Guddiga doorashooyinka, kuwaas oo kala ah.

1. Guuleed Saalax Barre
2. Jaamac Xirsi Faarax
3. Xasfo Salaad Maxamed.
4. Cabdirisaaq Axmed Siciid.

Guddiga doorashooyinka Puntland ayaa ka kooban sagaal (9) xubnood, shan (5) waxaa magacaaba madaxweynaha, halka afarta (4)kalana uu magacaabo Guddoomiyaha Baarlamaanka, dhamaantoodna waxaa ansixiya Baarlamaanka.

AKHRISO

PUNTLANDPOST