wasiir ka tirsan xukuumadda Federaalka oo Soomaaliya oo ballan-qaadyo u sameeyay shacabka Galdogob

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xildh. Sadiiq Xirsi Warfa ayaa maanta boqollaal dadweyne ah salaadda Ciida kula dukaday magaalada Galdogob ee gobolka Mudug.

Wasiirka oo khudbad u jeediyay dad weynihii uu salaadda la tukaday ayaa ballan-qaadyo cusub u sameeyay bulshada degmada Galodob.

Hoos ka daawo khudbadda wasiirka iyo sawirada

PUNTLAND POST