Guddoomiye Dhoobo oo sheegay in Adduunku la yaabbanyahay Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada dowladda Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo) oo saaka hadal kooban oo ku aaddan munaasabadda Ciida-Adxaa jeediyay ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay joojiyaan dagaallada iyo colaadda iska socota ee aan ujeedada lahayn.

Guddoomiyaha ayaa bulshada Puntland si gaar ah ugu baaqay in ay dowladda kala shaqeeyaan Amniga

Hoos ka daawo hadalka guddoomiye Dhoobo

PUNTLAND POST