Dowladda Puntland oo caddaysay mowqifkeeda ku aaddan beelo ku dhawaaqay hirgelinta Shareecada Islaamka

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed karaash) oo saaka ka kadlayey fagaare lagu tukaday Salaadda Ciidda oo ku yaalla magaalada Garoowe ayaa caddeeyay mowqifka dowladda Puntland ee ku aaddan beelo ku dhawaaqay hirgelinta xukunka Shareecada Islaamka.

Hoos ka daawo hadalka madaxweyne ku xigeenka

PUNTLAND POST