
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xassan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa xaqiijiyay in ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ay dileen ganacsade caana oo lagu magacaabi jiray Cali Aadan Xuseen (Cali Marguus) oo maanta lagu dilay degaan hoostaga magaalada Baydhabo.
Halkaan hoose ka daawo shirka jaraa’id madaxweynaha
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.