
Maxamuud Cali Samow oo kamid ah dhalinyarada Jubbaland ayaa sheegay in ay ku been abuurteen musharaxiinta aan is diiwaan galinin kuwaas oo uu sheegay in uu internetka ku arkay magaciisa oo kamid ah gudi ay sheegeen in ay doorasho u qabanayaan musharaxiinta diiday in ay is diiwaan geliyaan
Halkan ka daawo hadalkiisa
Waa qof labaad oo kamid ahaa magacyada ku jira gudi ay shalay samaysteen musharaxiinta aan is diiwaan galin oo sheega in laga been abuurtay.
Aweys Cumar Salaad oo kamid ah ah dhalinyarada Jubaland ayaa isna xalay sheegay in ay ka been abuurteen musharaxiinta aan is diiwaan galin oo sida uu sheegay ay ku dareen guddi ay u magacaabeen guddiga doorashada Jubaland.
Hoos ka daawo muuqaalka Aweys
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.