Sida Kumandooska DANAB ay u fashiliyeen weerarkii Al-shabaab ku qaadday Awdheegle

askari ka tirsan DANAB oo difaac ugu jira Al-shabaab

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Kumaandooska DANAB ee ku sugan Shabeellaha hoose fashiliyay weerar rogaal-celis ah oo Al-shabaab ay ku qaadday degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha hoose kadib markii maalmo ka hor Al-shabaab laga qabsaday degmadaasi.

Hoos ka eeg sawiro muujinaya sida ay ciidanka DANAB u fashiliyeen weerarka Al-shabaab

PUNTLAND POST