DENI: Dowladda Soomaaliya qof aan weligiis public office soo marin ayaa madaxa u sarreeya noqon kara

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta mar uu Garoowe ka daah-furayay bilawga Qorshaha Horumarinta Puntland waxaa jeediyay khudbad qayba kamid ah uu ku dhaliilay madaxda sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

Halkaan hoose ka daawo khudbadda uu dhammaystiran

PUNTLAND POST