Kumaandooska Xoogga dalka Soomaaliya ayaa maanta Al-shabaab ka saaray degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellada Hoose iyo degaanno kale oo ka tirsan gobolkaasi.
Haddaba Taliye ku xigeenka Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya S/Gaas Cabdi Xassan Maxamed ayaa faahfaahin ka bixiyay degaannada la qabtay iyo halka uu ku jihaysanyahay hawlgalkaasi.
Hoos ka daawo hadalkiisa
PUNTLAND POST