Kalfadhiga Baarlamanka Puntland oo xirmay

Kalfadhiga 44-aad ee Golaha Wakiilada dowladda Puntland oo soo bilowday 15-June-2019 ayaa Sabtida maanta ah oo ku beegan 3-Agoosto soo xirmay sida uu ku dhawaaqay guddoomiyaha Baarlamanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo).

Guddoomiyaha ayaa sheegay in mudanayaashu ay fasax yihiin ilaa laga gaarayo 25-October ee sannadkan 2019 oo uu furmi doono Kalfadhiga 45-aad ee kan xiga.

Halkaan hoose ka daawo muuqaalka

PUNTLAND POST