Khudbadda Mursal ma u muuqata in uu Villa Somalia ka hiiliyay?

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan oo xalay khudbad ka jeediyay munaasabadda Xuska 1-da Agoosyto ee Garoowe lagu qabtay ayaa mar kale faahfaahiyay shaqada guddiga Kumeel gaarka ah ee Guddoonka Aqalka hoose Baarlamanka Soomaaliya u magacaabay Soo diyaarinta Sharciga doorashooyinka Qaranka.

Guddoomiyaha khudbaddiisa kaga hadlay arrimo kale oo ku saabsan khilaadka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada dalka iyo arrimaha masiiriga ah ee wata-tashiga u baahan oo labada dhinac aysan weli ka heshiin.

Hoos ka daawo khudbaddiisa oo dhan

PUNTLAND POST