Abshir Bukhaari: Puntland waxay kaalin mugleh ka soo qaadatay dib u soo noolaynta dowladnimadii burburtay ee Soomaaliya

Guddoomiye ku xigeenka Golaha Aqalka sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) ayaa xalay khudbad uu ka jeediyay xuska 1-da Agoosto waxaa uu kaga hadlay arrimo kala duwan oo ku saabsan xaaladda dalka iyo Nidaamka Federaalismka.

Halkaan hoose ka daawo khudbaddiisa oo dhan

PUNTLAND POST