Madaxweynaha Puntland oo xilka ka qaaday agaasimihii ciidanka PMPF

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xilka ka qaaday agaasimihii ciidanka badda Puntland ee PMPF Cabdiraxmaan Xaaji Xassan.

Madaxweynaha ayaa agaasimaha cusub ee PMPF u magacaabay Cabdirabbi Cismaan Maxamed.

Dikreetada xilka qaadista iyo magacaabista ayaa laga qariyay warbaahinta.

PUNTLAND POST