
Taliska qeybta Booliiska gobolka Bari, ayaa ku amray ganacsatada iyo gaadiidleyda magaalada Boosaaso, in ay soo diiwaan-geliyaan dhammaan shaqaalahooda.
Amar ka soo baxay taliyaha qeybta Booliiska gobolka Bari, G/sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa lagu faray xarumaha ganacsiga iyo gaadiidleyda magaalada Boosaaso, in ay dhammaan shaqaalahooda ka diiwan-geliyaan xarunta C.I.D-da gobolka Bari, si loo ilaaliyo amniga iyo xasiloonida magaalada.
Taliska ayaa sidoo kale ku amray ganacsatada, in ay soo gudbiyaan sawirrada dhammaan shaqaalahooda, si loo aqoonsado wejiyadooda, islamarkaana ciddii denbi gasha loo mariyo sharciga.
Halkaan ka daawo shirka jaraa’id ee taliyah

PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.