Agaasimaha wasaaradda Hawlaha guud, Gaadiidka iyo Guriyeynta Puntland Cabdulqaadir Sheikh Maxamuud ayaa maanta shaqaale ka tirsan wasaaradda Garoowe ugu soo xiray tababar ku saabsan qaab-dhismeedka Waaxda Hawlaha guud ee heer degmo.
Tababarkan ayaa ku saabsanaa hannaanka qaab-dhismeedka waaxda Hawlaga ee heer degmo iyo waxyaabaha looga baahanyahay in shaqaaleeda ku hawl-galaan ama fuliyaan.
Agaasimaha wasaaradda Hawlaha guud, Gaadiidka iyo Guriyeynta Puntland Cabdulqaadir Sheikh Maxamuud ayaa shaqaalaha ka faa’idaystay tababarkan ku boorriyay in wixii la baray ay sida ugu wanaagsan uga faa’ideeyan isagoo xusay in ay wasaaraddu kormeer ku samayn doonto shaqadooda.
Halkan hoose ka daawo dhammaan
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.