Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ee Muqdisho.
Kulankaan ayaa ah kulankii 15-aad ee kalfadhiga 5-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Ajendaha kulanka ayaa ah 3 qodob.
1.U codeynta heshiiska caalamiga ah ee naafada.
2.Warbixinta Khasaarooyinka loo geystey shirkadaha Hormuud iyo Somtel.
3.Akhrinta labaad wax ka bedelka sharciga Saxaafadda.
Puntland Post