Qarax xoogan oo ka dhacay Muqdisho

Qarax aad u xoog badan ayaa goordhow ka dhacay Muqdisho.

Qaraxa oo jugtiisa si weeyn looga maqlay ayaa ka dhacay xarunta degmada Warta Nabada ee Muqdisho.

Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa dhinaca dambe ee degmada ka soo galay ayaa is qarxiyay sida ay inoo sheegeen goobjoogayaal.

Qaraxaasi ayaa waxaa uu geeystay qasaare badan oo isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.

Faah faahinta dib kala soco insha allah

Puntland Post