Shir ay xalay Garoowe ku yeesheen saddexda dowlad goboleed ee Puntland, Hirshabeelle iyp Koonfur Galbeed ayay ka soo saareen, war-murtiyeed ka kooban 7 qodob oo ay ku heshiiyeen.
War-murtiyeedka ayay ku sheegeen in ay ku heshiiyeen, iskaashi cusub oo ku saabsan dhinacyada amniga, dhaqaalaha, horumarinta ganacsiga, federaalaynta dalka iyo tayaynta hay’adaha dowladda.
Halkaan ka akhriso war-murtiyeedka

PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.