Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa galabta ka jawaabtay hadal shalay ka soo yeeray wasiirka waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi goodax Barre.
War-saxaafadeed laba bog ka kooban oo ka soo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in Puntland aysan ka qeyb-geli Karin imtixaanka ay qaaddo xukuumadda Federaalka Soomaaliya maadaama sida ay sheegtay aysan Puntland iyo Federaalku isku manhaj ahayn islamarkaana aan sideedaba loogu kalsoonaan Karin imtixaanka ay qaaddo wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo marwaba ardadu sii helaan.
Halkaan ka akhriso


PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.