
Wakiilkii xafiiska difaacaha xuquuqda Insaanka Puntland ee gobolka Karkaar, Cabbaas Askar Cabbaas ayaa maanta xilka iska casilay, kadib markii uu wada-shaqeyn la’aan ku eedeeyay madaxda sare ee xafiiskaasi.
Mudane Askar ayaa sheegay in uu xilka iska casilay, kadib markii shaqadii loo igmaday uu ka wadi waayay xafiiska dhexe ee difaacaha xuquuqda Insaanka Puntland oo uu ku eedeeyay wada-shaqeyn la’aan.
Halkaan ka akhriso

PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.