Madaxweynaha Jubbaland oo magacaabay guddiga doorashooyinka

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam axmed Madoobe ayaa magacaabay guddiga doorashooyinka iyo xuduudaha ee maamulkaasi.

Wareegta ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Jubbaland ayaa lagu magacaabay guddigaan.

Guddigaan doorashooyinka ayaa waxa ay ka koobanyihiin 7 xubnood.

Hoos ka aqriso magacaabista guddigaan

Puntland Post