
Wasaaradda arrimaha gudaha dowladda Puntland ayaa galabta shaacisay, liiska xildhibaannada cusub ee golaha degaanka degmada Gaalkacyo.
Liiskan ayaa ka kooban 31 xubnood oo 6 kamid ah haween yihiin, waxaana dhammaantood isla galabta loo dhaariyay xilkooda, sida waafaqsan dastuurka Puntland.
Qoraalka lagu shaaciyay liiska cusub ee golaha degaanka Gaalkacyo, oo uu ku saxiixanyahay wasiirka arrimaha gudaha Puntland, ayaa laga tixraacay dikreetadii madaxweyne Deni uu ku amray in la dhiso gollaasi.
Halkaan ka akhriso


PUNTLAND PODT
Cabdiraxmaan Ciise Cumar
You must be logged in to post a comment.