Wasaarada arimaha diba Soomaaliya ayaa u yeertay safiirka Soomaaliya u fadhisa Soomaaliya magaalada Geneva ee Switzerland.
Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya amb Axmed Ciise Cawas ayaa Faadumo cabdullaahi Maxamuud oo safiirka Soomaaliya magaalada Geneva ku amray in muddo ttodobaadgudihiisa ay dalka ugu soo laabato.
Ma sheegin wasiirka sababta loogu yeeray safiirada hayeeshee warar ayaa sheegay in ay arintaan dabo socoto kaddib markii Safiiradda ay ka aamustay go’aankii Trump ee lahaanshiyaha Israa’iil leedahay Buuraha Golan Height.
Puntland Post
You must be logged in to post a comment.