Madaxweyne Geelle oo xariga ka jaray xarunta cusub Safaarada Jabuuti

Madaxweynayaasha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si wadajir ay xariga uga jaray dhismaha cusub ee Safaaradda Jabuuti ee Soomaaliya.

Jabuuti ayaa safaarada ugu weeyn dunida marka laga soo tago dalka Turkiga ka sameeystay Muqdisho.

Degmada Cabdi Casiis meel aan ka fogeyn xeebta liido ayeey Jabuuti ka sameeystay safaarad.

Puntland Post