Ra’iisil wasaare Kheyre oo guddi u magacaabay Aaska Wasiirkii Dastuurka

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ku dhawaaqay guddi heer wasiirro ah oo Aas Qaran u sameynaya allaha u naxariistee wasiir Cabdiraxmaan xoosh Jibriil.

Xubnaha Guddiga ayaa kala ah.


1-Ra’iisul wasaare ku xigeenka Dalka Mudane Mahdi Maxamed Fuuleed
2-Wasiirka Arrimaha Dibedda Mudane Axmed Ciise Cawad
3-Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Maxamed Abuukar Islow
4-Wasiirka waxbarashada Mudane Cabdullaahi Goodax Barre
5-Wasiirka Warfaafinta Mudane Daahir Maxamuud Geelle
6-Wasiirka Kalluumeysiga Mudane C/raxmaan Cabdi Xaashi
7-Wasiir ku xigeenka Dastuurka Mudane Xuseen Cabdi Cilmi

Ra’iisul wasaaraha ayaa ummadda Soomaaliyeed iyo qoyskii uu ka baxay uga tacsiyeeyey geeridii ku timid wasiirkii Dastuurka Soomaaliya.

Puntland Post