Madaxweyne Deni oo ka tacsiyeeyay dadkii ku dhintay qarixii Muqdisho

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyey qaraxii iyo weerarkii arxan darada ahaa ee xalay ka dhacay magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.   

Puntland Post