Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa goordhow laga maqlay jugta qarax aad u xoogan.

Qaraxa ayaa waxa uu ka dhacay aaga Hoteelka Makka Al Mukarama ee Muqdisho.

Qaraxa kadib ayaa waxaa la maqlay rasaas xoogan, waxaana jira khasaarooyin kala duwan oo qaraxaasi geystay.

Dad ayaa ku go’doonsan Hotelka uu qaraxa ka dhacay.

Faah faahinta qaraxa dib kala soco insha allah

Puntland Post, Muqdisho