Ccw” Xukuumada ha joojiso shirka London ee shidaalka lagu xaraashayo”

Gudoomiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka hadlay shirka arimaha shidaalka looga hadlayo ee ka furmaya Magaalada london.

CCW ayaa sheegay in shirkaaasi uu yahay mid lagu iibinayo oo lagu xaraashayo shidaalka Soomaaliya.

Waxa uu xukuumada ugu baaqay in ay si deg deg ah u joojiso shirkaasi.

Hoos ka aqriso waraaxaafadeedka Xisbiga Wadajir.

Puntland PostÂ