Axmed Madoobe oo ku baaqay in xal laga gaaro khilaafka dowlada dhexe iyo dowladda goboleedyada

Madxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo ka hadlayay xalay xafladii caleema-saarka madaxda cusub ee Puntland ayaa ka hadlay qilaafka u dhaxeeya DFS iyo kuwa dowladda goboleedyada.

Axmed Madoobe ayaa sheegay in aan loo baahneyn khilaaf siyaasadeed, waxaana uu sheegay in loo baahanyahay in khilaafka meel la iska dhigo.

Waxaa uu ku baaqay in wada-hadal ay galaan masuuliyiinta DF iyo kuwa dowladda goboleedyada.

Hoos ka dhageyso codka

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland PostĀ