Qaraxyo ka dhacay Muqdisho

Qaraxyo ayaa goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Qaraxyada ayaa waxa ay ka dhaceen agaarka isgooyska Taleex ee Muqdisho.

Qaraxyada ayaa sidoo kale waxaa daba socday rasaas.

Wixii ku soo kordha dib kalla soco insha allah.

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho