Madaxda Gobolka Banaadir oo soo gaaray suuqa Bakaaraha uu dab ka kacay

Masuuliyiin katirsan Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo gaaray Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho uu dab ka kacay.

Gudoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasada ee gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Tuulax ayaa soo gaaray Gudaha suuqa Bakaaraha.

Gudoomiyaha ayaa ka qeeybgalaya daminta dabkaasi .

Sidoo kale xubno kale oo katirsan mamulka Gobolk Banadir ayaa wehlinaya Tuulax.

Xiligaaan oo ah saq dhexe waxaa ka socdo Suuqa Bakaaraha daminta dabkii caawa fiidkii ka kacay gudaha suuqaasi.

Hoos ka Daawo Sawirada.

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Suuqa Bakaaraha Muqdisho