Abuukaate Ismaciil maxamed Warsame ayaa ku guulaystay guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha wakiilada dowladda Puntland,isagoo wareegii labaad helay 45-cod.
Labadii murashax ee wareegan kula tartamayay ayaa kala helay,Siciid Macallin daahir 14-cod iyo Cabdiraxman Diiriye Carab oo helay7-cod.
Guddoonka cusub ee Baarlamanka Puntland ayaa dhammaan waxa ku soo baxay wejiyo cusub oo kala ah;Cabdixakiin Maxamed Axmed(Dhoobo),Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan iyo Ismaciil maxamed Warsame.
PUNTLAND POST