Isbadal lagu sameeyay taliska ciidamada Milatariga Soomaaliya

Digteero ka soo baxday Taliyaha ciidamada milatariga Soomaaliya ayaa isbadal loogu sameeyay Taliska ciidamada Milatariga Soomaaliya.

General Daahir Aadan Cilmi Indha qarshe ayaa isbadal ku sameeyay talisyada kala duwan ee hogaamisa ciidmada.

Isbadalkaan ayaa lagu sheegay in uu yahay mid la doonayo in dalka looga saaro Al-Shabaab.

Ciidamada Milatariga ayaa isku diyaarinaya howlgal culus oo lagu qaado Al-Shabaab.

Hoos ka Aqriso.

Xasan Maxamed Samatar Cowke.

Puntand Post Muqdisho