Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Amb Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa wada kulamo lagu xalinayo qiaafka Baarlamaanka.
Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xarunta Villa Hargeysa kula kulmay guddiyaa Baarlamaanka Soomaaliya.
Gudoomiya ayaa isku dayaya in uu xaliyo qilaafkii ka dhashay kala diristii guddiga maaliyada Baarlamaanka Soomaaliya.
Gudoomiyaha ayaa wali ku dhagan go aankiisa diidmada ahaa ee kala dirista guddiga maaliyada.
Dhowaan ayaa xal laga gaaray qilaafkii u dhaxeeyay madaxda sare ee dalka oo ku aadanaa mooshinkii laga soo gudbiyay madaxweyne Farmaajo
Hoos ka Daawo Sawirada
Xasan Maxamed Samatar Cowke
Puntland Post MuqdishoÂ
You must be logged in to post a comment.