Madaxweyne Farmaajo oo ku wajahan Itoobiya

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ku wajahan dalka Itoobiyo.

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdiga uu hogaaminayo ayaa lagu wadaa bari oo Jimco ah in ay u amba baxaan magaalada Gondar ee dhacda gobolka Baxar-Daar ee dalka Itoobiya.

ayaa lagu wadaa inuu Berrito oo jimaca ah u ambabaxo Magaalada Gondar, Gobolka Baxar-daar ee Dalka Itoobiya.

Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu wadaa in uu halkaasi uga qeeybgalo shir sadax geesood ah oo dhexmari doono Itoobiya Ereteria iyo Somalia.

Kulankaasi waxaa ka qeeybgalaya Ra’isilwasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Madaxweynaha Eretrea Isaias Afwerki Madaxweyne Farmaajo waxaana looga hadlayaa natiijooyinkii ka soo baxay heshiiskii kal hore lagu kala saxiixday Asmaro.

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho