Madaxweyne Farmaajo oo dhaliilay Madaxda dowlad goboleedyadda dalka.

Puntland Post-Madaxweynaha dawlada Soomaaliya ,Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay kula la qaataya  jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan  Magaalada Jubba ee Caasimadda Suudaanta Koonfureed ayaa eed dhusha uga tuuraya Madaxda Maamulgobaleedyada Soomaliya.

Farmaajo waxaa uu sheegay in hoggaamiyeyaasha maamulada ay ku fashilmeen in adeegyadda muhiimka ah ay buslahadooda  ay garsiyaan taa badalkeedana ay ka dhigteen in ay ku mashquulan  Siyaasada arimaha dibada ay hor boodan.

Waxaa uu sidoo kale xusay in Madaxweynayaasha maamulada sidiiso kale ay doonayaan in ay la kulmaan Madaxda Caalamka ,taasina aysan aheyn muhiim .

Cabdiqani Boos 

Puntland Post