Muqdisho[Puntland Post]-Taliyaha cusub ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Sareeye Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe) ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay Taliyihii hore C/wali Jaamac Xuseen (Gorod), kadib munaasabad ka dhacday xarunta Wasaradda Gaashaandhigga,
Xafladda xil wareejinta waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, ku-xigeenkiisa iyo qaar ka mid ah Taliyeyaasha ciidamada qalabka sidda.
Hoos ka daawo xalfada xilwareejinta
Cabdiqani Boos
Puntland Post