Dhismaha garoonka cayaaraha Cawaale ee Gaalkacyo oo la bilaabay

Gaalkacayo-[Puntland Post] Dhismaha Garoonka kubada cagta Cawaale ee Magaalada Gaalkacyo ayaa si rasmi ah loo bilaabay.

Dhisida garoonka kubada cagata ee Gaalkacyo ayaa la rabaa in lagu dhiso qaab isku tashi ah, waxaana ka qeyb qadanaya shacabka qaybihiisa kala duwan.

Cabdiqani Boos 

Puntland Post