Maxaabiis ku xirnaa Iran oo lagu soo dhaweeyay Bosaso

Bosaso[Puntland Post] Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Boosaaso ayaa maanta laga soo dejiyay 24 Maxabiis Soomaali ah oo horay ugu Xirnaa dalka Iiraan

Masuliyiinta Puntland ayaa talaabadan oga mahadceliyay doorkii ay ka qaadatay Dowladda Dhexe ee Soomaaliya iyo Madaxda kale ee Puntland, iyadoona la sheegay inaan dadkaan loo heysan falal Burcad-badeednimo

Hoos ka Daawo Muuqaalka soo dhaweynta loo sameyey Maxaabiista.

CABDIQANI BOOS 

PUNTLAND POST-BOSASO