Gudoomiye Muudey oo Shaqadii Ka Joojiyay Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka

Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdiwali Sh Ibraahim Muudeey ayaa sheegay in shaqadii uu ka joojiyay Xog-hayaha Guud ee Baarlamaanka.

Muudeey ayaa sheegay in Cabdikarim Xaaji Cabdi Buux uu ku milmay siyaasada ka dhex jirta Baarlamanaka islamarkaasina uu garab la saftay.

Hoos Ka aqriso Qoraalka 

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho