Gudoomiye Jawaari oo Beeniyay in uu is casilayo

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo Xubno katirsan Baarlamaanka ay mooshin ka soo gudbiyeen ayaa beeniyay in uu is casilayo.

Siyaasiinta iyo qeeybaha kala duwan ee bulshada ayaa hadal hayay in uu is casilayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Warqad ka soo baxday Xafiiska Gudoomiye Jawaari ayaa arintaasi lagu beeniyay.

Hoos ka Aqriso Warqada Gudoomiye Jawaari.

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho