Ciidamada Dowlada oo qabtay Gaari siday waxyaabaha qarxa iyo ragii watay

Wararka Goordhow Warbaahinta Puntland Post ay ka heleeyso Magaalada Baled-weyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada amaanka dowlada Soomaaliya ay halkaasi ku qabteen gaari siday waxyaabo qarxa iyo ragii siday.

Qabashada gaarigaan iyo ragii watay ayaa timid kadib markii ciidamada amaanka ay howlgalo ka sameeyay gudaha magaalada Baledweyne.

Ciidamada ayaa ka soo qabtay gaarigaan kadib howlgak ka dhacay XaafadaBuundaweyn ee magaalada Baledweyne.

Saraakiisha ciidamada ayaa sheegay in ay qabteen 13 ruux iyo gaarigaan siday waxyaabaha qarxa.

Faah Faahinta dib ugala soco Insha allah

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho